Naasley
- English
- español
- 日本語
- Deutsch
- français
- 中文
- русский
- italiano
- português
- polski
- Nederlands
- العربية
- Afrikaans
- አማርኛ
- aragonés
- Ænglisc
- अंगिका
- ܐܪܡܝܐ
- الدارجة
- مصرى
- অসমীয়া
- asturianu
- Aymar aru
- azərbaycanca
- تۆرکجه
- башҡортса
- Basa Bali
- Boarisch
- Bikol Central
- беларуская
- български
- भोजपुरी
- বাংলা
- བོད་ཡིག
- brezhoneg
- bosanski
- буряад
- català
- 閩東語 / Mìng-dĕ̤ng-ngṳ̄
- Cebuano
- ᏣᎳᎩ
- کوردی
- corsu
- qırımtatarca
- čeština
- чӑвашла
- Cymraeg
- dansk
- dagbanli
- Zazaki
- dolnoserbski
- eʋegbe
- Ελληνικά
- Esperanto
- eesti
- euskara
- estremeñu
- فارسی
- suomi
- føroyskt
- arpetan
- Nordfriisk
- Frysk
- Gaeilge
- kriyòl gwiyannen
- Gàidhlig
- galego
- Avañe'ẽ
- Bahasa Hulontalo
- 𐌲𐌿𐍄𐌹𐍃𐌺
- Gaelg
- 客家語 / Hak-kâ-ngî
- עברית
- हिन्दी
- Fiji Hindi
- hrvatski
- hornjoserbsce
- Kreyòl ayisyen
- magyar
- հայերեն
- interlingua
- Bahasa Indonesia
- Interlingue
- Ilokano
- гӀалгӀай
- Ido
- íslenska
- ᐃᓄᒃᑎᑐᑦ / inuktitut
- Patois
- la .lojban.
- Jawa
- ქართული
- Taqbaylit
- адыгэбзэ
- Kabɩyɛ
- Kongo
- Gĩkũyũ
- қазақша
- ភាសាខ្មែរ
- ಕನ್ನಡ
- 한국어
- перем коми
- कॉशुर / کٲشُر
- kurdî
- kernowek
- кыргызча
- Latina
- Lëtzebuergesch
- лезги
- Lingua Franca Nova
- Limburgs
- Ligure
- Ladin
- lombard
- lingála
- ລາວ
- lietuvių
- latviešu
- Madhurâ
- मैथिली
- мокшень
- Malagasy
- олык марий
- Māori
- Minangkabau
- македонски
- മലയാളം
- монгол
- मराठी
- кырык мары
- Bahasa Melayu
- Malti
- မြန်မာဘာသာ
- مازِرونی
- Napulitano
- Plattdüütsch
- Nedersaksies
- नेपाली
- norsk nynorsk
- Novial
- Nouormand
- Diné bizaad
- occitan
- Oromoo
- ଓଡ଼ିଆ
- ирон
- ਪੰਜਾਬੀ
- Kapampangan
- Pälzisch
- Piemontèis
- پنجابی
- پښتو
- Runa Simi
- rumantsch
- română
- русиньскый
- संस्कृतम्
- саха тыла
- sicilianu
- Scots
- سنڌي
- srpskohrvatski / српскохрватски
- සිංහල
- Simple English
- slovenčina
- slovenščina
- Gagana Samoa
- anarâškielâ
- chiShona
- shqip
- српски / srpski
- Seeltersk
- Sunda
- svenska
- Kiswahili
- ślůnski
- Sakizaya
- தமிழ்
- తెలుగు
- tetun
- тоҷикӣ
- ไทย
- Tagalog
- Tok Pisin
- Türkçe
- татарча / tatarça
- тыва дыл
- удмурт
- українська
- اردو
- oʻzbekcha / ўзбекча
- vèneto
- vepsän kel’
- Tiếng Việt
- West-Vlams
- Volapük
- walon
- Winaray
- 吴语
- хальмг
- მარგალური
- ייִדיש
- Yorùbá
- Vahcuengh
- Zeêuws
- isiZulu
Xayawaan | |
---|---|
![]() | |
Noocyo ka mid ah xayawaanka, gaar ahaan naasleyda.
Kooxda 1aad: fiidmeer, obossum, kangaroo. | |
Kala soocida cilmiga ah | |
Qeybo kale | |
|

Naasley (Af Ingiriis : mammal; Af Carabi : ar) waa qayb ka mid ah xayawaanka oo ka duwan noocyada kale ee noolaha sida shimbiraha iyo xamaarato sababtoo waxay leeyihiin timo, sadex lafood dhegaha dhexdooda, naaso dhedigu leeyahay, iyo unugyo maskaxda ku yaala oo loo yaqaano neocortex.
Maskaxda Naasleydu waxay maamushaa heerkulka jidhka iyo isku-wareega dhiiga ee ka yimaada wadnaha.
Naasleyda waxaa ka mid ah xayawaanka ugu wayn dunida, sida Nibiriga, iyo xayawaanka ugu caqliga badan dhulka, sida dadka iyo maroodiga.
Qaab-dhismeedka Naasleydu intooda u badan waa jidh leh afar lugood iyo lafdhabar, inkastoo kuwa ku nool biyaha iyo hawada ka duwan yihiin. Dadku waa Naasley leh labo lugood iyo lafdhabar dheer oo isku xidha waaxyaha jidhka.
Xajmiga jidhka naasleydu wuu kala duwan yahay, tan ugu yar oo ah Fiidmeerta 40 mm (1.2–1.6 in) ilaa kan ugu wayn Nibiriga 33 mitir (108 ft).
Naasleyda Dhedig waxay leedahay tiro kala duwan oo naaso ah, kuwaas ooy nuujiyaan ilmahooda.
Sanadkii 2006dii noocyada naasleyda dunida waxaa lagu sheegay ineey yihiin 5,416 species.
Sidoo kale fiiri
Tixraac
